Home » Archives by category » Cayaaraha

Xiriirka Kubadda Cagta Somalia oo qorsheynaya dib u dhiska Stadium Mogadishu

Xiriirka Kubadda Cagta Somalia oo qorsheynaya dib u dhiska Stadium Mogadishu

Mogadishu (Alshahid)- Iyadoo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta uu culeys ku saarayo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay ka guuraan garoonka kubada cagta Stadium Muqdisho ayaa xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed Cabdi Qani Saciid Carab, Cali Cabdi Maxamed (Shiine) oo xubin ka ah guddiga fulinta xiriirka iyo Lex Vander oo ah kabiirka hada dhisaya garoonka [...]

Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Somalia oo la kulmay gudoomiyaha Kubadda Cagta Jabuuti

Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Somalia oo la kulmay gudoomiyaha Kubadda Cagta Jabuuti

Jabuuti (Alshahid)-Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa magaalada Jabuuti ku tagay socdaal deg deg ah oo aan horay loosii shaacin halkaas oo uu kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan Waaberi. Labada masuul ayaa kulankooda iskulasoo hadal qaaday sii xoojinta xiriirka wada [...]

Ciyaartoy ka socota Somalia oo tagay Uganda si ay uga qayb qaataan Tartan halkaas ka dhacaya

Ciyaartoy ka socota Somalia oo tagay Uganda si ay uga qayb qaataan Tartan halkaas ka dhacaya

Kampala (Alshahid)- Naadiga Kubadda Cagta ee loo yaqaan Xidigaha Bad-waynta ayaa iyagoo matalaya dalka Somalia waxay u dhoofeen wadanka Uganda. Halkaasna waxay u tageen ka qayb galka Ciyaaro heer gobal ah oo dhawaan dhacaya. Xiriirka Kubadda Cagta Somalia ayaa arrintan xaqiijiyay. Wuxuuna intaa ku daray in Kooxdu ay u dhooftay Uganda maalintii Shalay, inkasta oo [...]

Doorashada Hogaanka Xiriirka Kubada Cagta Jabuuti oo waqtiga ay dheceyso la shaaciyay

Doorashada Hogaanka Xiriirka Kubada Cagta Jabuuti oo waqtiga ay dheceyso la shaaciyay

UK (Alshahid)- Doorashada xiriirka kubada cagta ee dalka Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay in ay dhici doonto 10-ka bishan November halkaas oo ay soo gaari doonaan saraakiil sar sare oo ka socota Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA si ay goob joog uga ahadaan doorashada, sida uu sheegay Suleymaan Xasan Waaberi oo ah xeer ilaaliye FIFA [...]

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Somalia oo tababar loogu qaadayo dalka Uganda

Xulka Qaranka Kubadda Cagta Somalia oo tababar loogu qaadayo dalka Uganda

London (Alshahid)- Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee lagu naaseedo “Ocean Stars” ayaa loo qaadi doonaa dalka Uganda si ay tababar ugusii qaataan ka hor cayaaraha CECEFA ee dabayaaqada bisha November ka furmaya magaalada Kampala, sidaasi waxaa sheegay masuul sare oo ka mida xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab oo war [...]

Ciyaaro u socday Jaaliyadda Soomaalida ee Jeddah oo lasoo gaba-gabeeyay

Ciyaaro u socday Jaaliyadda Soomaalida ee Jeddah oo lasoo gaba-gabeeyay

  Jeddah (Alshahid)- Waxaa magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga lagusoo dhameeyay Ciyaaro Kubadda Cagta ah oo dhawaanahanba u soconayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Ciyaarahan ayaa waxaa ka qayb galayay Kooxo dhowr ah oo Jaaliyadda dhexdeeda ka dhisan, waxayna ahaayeen kuwo si heer sare ah ciyaarahooda u watay, iyadoo dadweyne fara badanna ay daawashada [...]

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya ee 17-jirada ah oo Khartoum ugu sugan si ay ula cayaaraan dhigooda Sudan

Xulka Kubada Cagta Soomaaliya ee 17-jirada ah oo Khartoum ugu sugan si ay ula cayaaraan dhigooda Sudan

Khartoum (Alshahid)- Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa ku sugan magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan halkaas oo ay xalay abaara 8-dii fiidnimo ka dageen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Kahrtuum. Ciyaartoyda da’yarta ee dalka Soomaaliya ayaa dhigooda Sudan la yeelanaya cayaar ka mida is reeb reebka [...]

Qaar ka mid ah Tababarayaasha Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya tababar ka soconaya Tanzania

Qaar ka mid ah Tababarayaasha Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ka qaybgalaya tababar ka soconaya Tanzania

Dar Al-Salaam (Alshahid)- Tababarayaal ka mid ah kuwa horkaca Kooxaha Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Dar Es Salaam ee dalka Tanzania, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tababar macalinimo oo FIFA bixineyso noociisuna yahay( FIFA Futuro II refereeing course). Madaxa xafiiska waxbarashada ee xiriirka kubada cagta ahna macalin garsoorka Soomaaliya Cali Maxamed Axmed [...]

Xulka Soomaaliya oo kor ugasoo kacay halkii uu markii hore uga jiray Liiska Xulalka ugu wanaagsan Caalamka

Xulka Soomaaliya oo kor ugasoo kacay halkii uu markii hore uga jiray Liiska Xulalka ugu wanaagsan Caalamka

London (Alshahid)- Soomaaliya oo ah Dal ay bur-biriyeen dagaalo sokeeye oo mudo dheer soo socday, kuwaas oo hoos u dhigay Sumcadii dalka uu ku dhex lahaa bulshada Aduunka ayaa hadana waxaa iminka muuqanaysa horumar uu dalku samaynayo iyo Caalamka oo si wanaagsan u qiimeynaya horumarkan. Sare u kaca uu Soomaaliya ka samaynayo bulshada Caalamka dhexdeeda [...]

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo beeniyay Warar la baahiyay

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo beeniyay Warar la baahiyay

London (Alshahid)- Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Warar ay Shalay qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalidu baahiyeen, kuwaas oo ku saabsanaa in Ciyaartooydii Orodada ahaa ee Soomaaliya ku matalayay Tartankii Olombikada Aduunka ee London ay magan-galiyo waydiisteen dowladda Britain. Guddigan oo magaciisa losooo gaabiyo GOS ayaa jawaab kulul ka bixiyay wararkaas oo si gaar [...]

Page 1 of 6123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone