Home » Archives by category » Maqaallada » Qoyska & Caruurta

Caruurta Kismaayo oo halis ugu jira Cuduro khatar ah

Caruurta Kismaayo oo halis ugu jira Cuduro khatar ah

Kismaayo (Alshahid)-  Xafiiska Isku-duwista arrimaha Bani’aadaminimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee loo yaqaan OCHA ayaa Warbixin uu soo saaray ku sheegay in ku dhawaad 135000 (Boqol iyo Sodon iyo Shan Kun) oo Caruu Soomaaliyeed ah ay halis ugu jiraan Cudurka Pooliyada loo yaqaan ama Shubanka, Caruurtanina waxay ku suganyihiin magaalada Kismaayo. Xarakada Alshabab ayaa Saddex [...]

Darjiinada Caruurtu ku cayaarto oo 21-Sano ka dib Somalia lagu arkayo

Darjiinada Caruurtu ku cayaarto oo  21-Sano ka dib Somalia lagu arkayo

Mogadishu (Alshahid)- Waxaa lagu guuleystay in la furo Darjiin ay Caruurtu ku cayaaraan oo laga hirgaliyay Xerro Qaxooti oo hos tagta Hey’adda Bisha Case e Turkiga laguna magacaabo Jaziiraddii Nolosha, taasi oo imaanaysa 21-Sano oo dagaal Sokeeye uu Muqdisho ka socday ka dib. Gudoomiyaha Bisha Case e Turkiga Axmed Lutfi Aakar ayaa furay Darjiinkan iyadoo [...]

Gabdhaheena iyo Sida ay u Fahansanyihiin Xiriirka

Xiriirka dhex mara labada jinsi ee uu ka koobanyahay bini aadamka ayaa la sheegaa inuu yahay xiriirka ugu fiican uguna dhibaatada badan waa haddii si xun loo adeegsado waana suno rabaani ah in labada jinsi xiriir qoto dheer dhexe maro sidoo kale nolosho ayaa ku dhisan sababtoo ah shey kasta waxaa laga abuuray labo jinsi [...]

Qoyska Adduunka ugu tirada badan! (Sawiro)

Qoyska Adduunka ugu tirada badan! (Sawiro)

Meeqa wiil ama gabdhood ayaa kula dhalatay? Haddii su’aashaa lagu weydiiyo, waxaa laga yaabaa inaad ku jawaabtid, 3, ama 4, amaba 5 aad gaarsiiso. Weligaa ma ku fekertay in qoyskaaga uu yahay kan dunida ugu tirada badan? Kollayba jawaabtaadu waa maya. Haddaba weli ma maqashay qoyska reer Duggar? Waa qoyska ilaa iyo hadda lagu tilmaami [...]

Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka

Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka

Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone