Home » Archives by category » Maqaallada

Xarunta Falanqaynta Siyaasadaha oo Dood Cilmiyeed amniga Muqdisho ku saabsan qabatay (Sawirro)

Xarunta Falanqaynta Siyaasadaha oo Dood Cilmiyeed amniga Muqdisho ku saabsan qabatay (Sawirro)

  Mogadishu (Alshahid)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Dood-Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Xarun lagu magacaabo Xarunta Falanqaynta Siyaasadaha oo ah Xarun magaalada Muqdisho ka dhisan. Doodda waxaa kasoo qayb galay Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, Saraakiil hore oo Ciidamada ah, iyo Wax garad kale.   Madaxda Xarunta ayaa ugu horeyn furay Doodda, waxayna markaa ka dib soo [...]

Alshahid oo Muqdisho kusoo gaba gabeysay Tababar ka hadlayay maamulka Mashaariicda horumarinta (Sawirro

Alshahid oo Muqdisho kusoo gaba gabeysay Tababar ka hadlayay maamulka Mashaariicda horumarinta (Sawirro

Mogadishu (Alshahid)- Xafiiska ay Muqdisho ku leedahay Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka Warbaahinta ee Alshahid ayaa maanta lagusoo gaba gabeeyay Tababar lagu baranayay Maamulka Mashaariicda Horumarinta.   Tababarka oo maalintii Shalay la furay ayaa wuxuu ahaa mid loogu tala galay Laba maalmood, waxaana kasoo qayb galay ku dhawaad 20 ruux oo Gabdho iyo Wiilal isugu [...]

Alshahid oo Muqdisho ka furtay Aqoon is waydaarsi ka hadlaya maamulka Mashaariicda horumarinta (Sawirro)

Alshahid oo Muqdisho ka furtay Aqoon is waydaarsi ka hadlaya maamulka Mashaariicda horumarinta (Sawirro)

Mogadishu (Alshahid)- Waxaa maanta Xafiiska Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka Warbaahinta ee Alshahid ay ku leedahay Muqdisho ka furmay Aqoon is waydaarsi lagu baranayo Maamulka Mashaariicda Horumarineed, kaas oo ay ka qayb galayaan Aqoonyahanno, xubno ka socda hay’adaha rayidka ah iyo Ardayda Jaamacadaha. Aqoon is waydaarsiga ayaa wuxuu soconayaa Laba Maalmood, waxaana furitaankii maanta kasoo qayb [...]

Shirdoon Ma Shaafin Karaa Shacabka Soomaaliyeed ???

Shirdoon Ma  Shaafin Karaa Shacabka Soomaaliyeed ???

Mudadii Qaran jabka lagu guda jiray oo shirar is feer socday Soomaalida loogu qabtay dalalka Ithopia,Kenya,Jabuuti iyo Masar,shirarkaasi hubanti ma noqon in ay kasoo baxaan heshiis hirgalin karay dib u hanashadda dowlad Soomaaliyeed. 22-sano ka dib,markii ugu horaysay waxaa hogaamiye dhaqameedka,waxgaradka iyo hogaanka Siyaasadda oo ay kor ka illaalinayeen beesha caalmka ay ku gaareen magaalada [...]

KISMAAYO MAXAA KA YAAL? (Qormo)

KISMAAYO MAXAA KA YAAL? (Qormo)

Talaabada aan qaadayno Midkii turun tureey maagan Tumaatida ku dhici doonta Taasina is waydiin leh! Ninka tuhunsan Soomaali baa tamar yarooow Inta aad dhib wayn taransan Aan talo ku siinee WARHOOY Timir laf baa ku jirta* Inkasta oo dadka Aduunyada ku nooli ay yihiin ood-wadaag isku baahan oo aan midkoodna midka kale uga maarmeyn hagaajinta [...]

Boorama iyo Barbaarinta Tacliinta

Boorama,waa magaalada ugu quruxda badan woqooyi galbeed.waana magaalo leh garoon diyaaradeed. Borama waxay ku jirtaa magaalooyinka ugu cimilada wanaagsan geeska afrika, waana meel aya aad ugu helaan dalxiisayaashu, waa meel biyaha aad ugu qani ah. Borama waa magaalada kaliya ee ayna saamayn dagaalada sokeeye ee ka kadhay dalka, waa magaalo aad u nabadbadan ayadoo ay [...]

Dalalka Islaamka oo arrimaha Somalia ku lafa-guraya Shir ay berrito yeelanayaan

Dalalka Islaamka oo arrimaha Somalia ku lafa-guraya Shir ay berrito yeelanayaan

Jabuuti (Alshahid)- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Islaamka ayaa maalinta berrito Shir ku yeelanaya wadanka Jabuuti, iyadoo Shirkaasina looga hadli doono arrimo ay ku jirto Xaaladda Somalia. Wasiiradda arrimaha dibadda ee Somalia Marwo. Fowziya Yuusuf Xaaji ayaa Somalia ku matalaysa Shirrkan,waxayna maanta ka ambabaxday dalka si ay usii tagto halka Shirku uu ka dhici doono. [...]

Caruurta Kismaayo oo halis ugu jira Cuduro khatar ah

Caruurta Kismaayo oo halis ugu jira Cuduro khatar ah

Kismaayo (Alshahid)-  Xafiiska Isku-duwista arrimaha Bani’aadaminimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee loo yaqaan OCHA ayaa Warbixin uu soo saaray ku sheegay in ku dhawaad 135000 (Boqol iyo Sodon iyo Shan Kun) oo Caruu Soomaaliyeed ah ay halis ugu jiraan Cudurka Pooliyada loo yaqaan ama Shubanka, Caruurtanina waxay ku suganyihiin magaalada Kismaayo. Xarakada Alshabab ayaa Saddex [...]

ALSHAHID oo Aqoon is waydaarsigii Labaad mudo Bil ka yar kusoo gaba-gabeeysay Muqdisho (Sawirro)

ALSHAHID oo Aqoon is waydaarsigii Labaad mudo Bil ka yar kusoo gaba-gabeeysay Muqdisho (Sawirro)

Mogadishu (Alshahid)- Waxaa maalintii Khamiista ee lasoo dhaafay  Hoolka Shirarka ee Xafiiska Xarunta Alshahid ay ku leedahay Muqdisho lagusoo gaba-gabeeyay Aqoon is waydaarsi Laba maalin socday oo ku saabsanaa Qorsheynta Istaraatiijiyadeed iyo sida loo diyaariyo. Aqoon is waydaarsiga waxaa kasoo qayb galay tiro ka mid ah Bahda Waxbarashada Somalia oo isugu jirtay Arday iyo aqoonyahanno [...]

OBAMA iyo Afar Sano oo kale!! (Warbixin)

OBAMA iyo Afar Sano oo kale!! (Warbixin)

Washington (Alshahid)- Doorashadii madaxtinimada ee dalka Mareykanka ayaa sida lagu waramayo soo dhamaatay ka dibmarkii ay Saacadihii lasoo dhaafay si xowli ah halkaas uga soconaysay. Natiijooyinka hordhaca ah waxay sheegayaan in Barack Obama oo ah madaxweynaha iminka talada dalkaasi haya uu ku guuleysta Doorashada . waxaana guul dareystay Musharaxa Xizbiga Jamhuuriya Mr. Mitt Romney oo [...]

Page 1 of 12123Next ›Last »

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone