Aqriso Bayaan ka hadlaya xulitaanka Baarlamanka cusub oo kasoo baxay Hay’adda Cullimada

Mogadishu (Alshahid)- Hay’adda Cullimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan ay kaga hadlayso sida ay u socoto howsha soo xulista Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka dalka. Iyadoo  Hay’adduna ay hoosta ka xariiqday inuu jiro walaac xoogan oo laga qabo howshaasi iyo inaanay sidii dalka iyo dadkaba u dan ahayd u soconayn.

Hay’addu waxay Bayaankeeda kusoo bandhigtay dhowr qodob oo talo iyo baraarujinba isugu jirta kuna wajahan dhinacyada ku howlan soo xulista Xildhibaanada cusub, iyadoo ku adkeysay inay ogsoonaadaan in howsha loo ikmaday ay tahay mid saamayn xoogan ku leh mustaqbalka Soomaaliya loona baahanayhay inay si feejignaan buuxdo leh u wajahan una dhameeyaan.

Hadaba waxaan halkan idinkugusoo bandhigaynaa Bayaankii Hay’adda oo sidiisa u qoran si aad uga bogataan waxyaabaha uu xambaarsanyahay.

 

Xogta: ALSHAHID

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone