Home » Entries posted by Nuraddin Askar

Dhaliilaha uu Leeyahay Caqliga Ruuxa Soomaaliga ah!

Caqliga Soomaaliga ah xaaladiisa dhanka wakhtiga iyo goob kasta uu joogaba, wuxuu gaadhay waddo xidhan, wuxuuna madaxa ku garaacay/hardiyay gidaar/darbi gudihiisa dambe uu yahay xag jirnimo qabiil, dhankiisa dibadan uu yahay cadaabka xag jirnimada diinta, kuna saleysan tacasub indho la’aan ah oo dhan hadalada dadka diinta ghuluwiga aaminsan u janjeedha. Marka la eego xaaladda garasho [...]

Qur’aanku Wuu Xarrimay In Qof Dhagax Lagu Dilo!

Hordhac Burburka umadeed ee dadka iyo dalka soomaaliya ku habsaday wuxuu astaan unoqday, in bulshada dhexdeed ay kasoo ifbaxaan calaamado iyo falal fool xun oo ka tarjamaya marxalada adag ee wadanku marayo. Cudurka burburka symptoms-kiisa ama calaamadihiisa kuwa ugu xun waa kuwa ay ku dhaqmaan Alshabaab iyo Xisbul Islaam, falalkaas oo ay kamid yihiin, sida; [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone