Home » Entries posted by Saacid Cumar Axmed dhuxulow

Dowladu may joojiso madaafiicda AMISOM?

Waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay magaalada Muqadisho ka socday duqeymo saf balaaran ah oo aanan cidna loo aabo yeeleynin duqeymahan ayaa waxaa shacabka Soomaaliyeed ku asqeynayay ciidamada lagu sheego inay Soomaaliya u joogan nabad ilaalin (AMISOM). Ciidamada AMISOM waxaa sida lawada ogsoonyahay ogolaaday joogitaankooda dowlada fedaraalka ah waxana qorshuhu ahaa inay ilaaliyaan nabada xarumaha [...]

Gabdhaheena iyo Sida ay u Fahansanyihiin Xiriirka

Xiriirka dhex mara labada jinsi ee uu ka koobanyahay bini aadamka ayaa la sheegaa inuu yahay xiriirka ugu fiican uguna dhibaatada badan waa haddii si xun loo adeegsado waana suno rabaani ah in labada jinsi xiriir qoto dheer dhexe maro sidoo kale nolosho ayaa ku dhisan sababtoo ah shey kasta waxaa laga abuuray labo jinsi [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone