Home » Entries posted by Amiin Yuusuf Khasaaro

Madaxweyne Xasan Shiikh oo u Buuxsantey 100 Maalmood

Boqolkii Maalmood ee Dowladda oo uga Dhamaatey Magacaabis 10/9/2012 – 19-12-2012 Guuxa Dadweynaha : 1-Ilaah ha na Dhaafiyo Midaan 2- Waa Dowlad jabisey Gidaarkii 4.5-ka 3-Waa Boqol Maalmood oo ku dhamaatey Magacaabis waayo Bil waxaa qaatey Magacaabista Raiisul Wasaaraha , Bil waxaa qaatey Magacaabista Wasiirada , Sidoo kale Bil waxaa qaatey Wasir ku Xigeenada Wasiiru [...]

Gaza iyo Khaliijka kala War La’

Qofna kama Qarsooneyn wixii ka dhacay Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin , Hub nooc kasta ayaa lagu Garaacay iyadoo ay Daawanayeen Malaayin Muslimiin ah iyo Walaalahooda Carbeed inkastoo Wadamada qaar Shacabkooda ay ku Muujiyeen Banaanbaxyo sida ay uga Xun yihiin waxa ka dhaca Gaza Hadana Dalal qaar baa laga diidey in ay Banaanbax Muujiyaan [...]

Ardeydii Jaamacadii Saxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Wariye Xasan Yuusuf Absuge

Ardeydii Jaamacadii Saxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii  uu ka Geeriyoodey Wariye Xasan Yuusuf Absuge

Ardeydii Jaamacdii Sxaafadda ee Lafoole oo Tacsi u Diraya Qaoyskii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyoodey Xasan Yuusuf Absuge oo Dhawaan ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho waxaa Tacsida Diraya Ardeydii ay Isku Fasalka ahaayeen oo kala ah 1-Cabduqaadir Mxamed Hiraabe 2-Cismaan Maxamuud Sheekhow 3-Xuseen Xasan Cali 4-Jaamac Cismaan Kaarshe (Iimaan) 5-Maxamed Caili Ciroole 6-Caddeey Maxamed Yuusuf 7-Dhool [...]

Muqdisho iyo Sameynta Doorashada

Muqdisho iyo Sameynta Doorashada

Raga u Sharax Doorashada oo aan helney Magacyadooda waxaa ka mid ah 1-Shiikh Shariif Shiikh Axmed 2- Shariif Xasan Shiikh Aadan 3 -Cabdiweli Maxamed Cali Gaas 4 -Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 5- Cabdulaahi Axmed Caddow 6- Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur 7- Axmed Ismaaciil Samater 8- Xasan Shiikh Maxamuud 9- Saciid Ciise Maxamuud 10- Maxamed Maxauud Guuleed Gacmadheere [...]

Lacag Kunaa u yar, Darajana Xidiglaa u yar, Xilna Madaxweynaa u yar

Markii ay sii idlaanayeen lacagihii Soomaalidu lahaan jirtay ee Shilinka Soomaaliga ayna u dambeysay wax qabriga la dhigo lacagta Shanta Boqol ah ayaan waxaan la yaabay hees uu sameeyey Maki Xaaji Banaadir oo ahayd “Lacag Kunaa u yar kunaa u weyn”, waxaa la yaab leh in Dal uu Nidaam Dowladeed ka jiro in uu isticmaalo [...]

Dastuur Dastuur Dhalay Waa Muufo Muufo Dhashey

Iyadoo weli uu khilaaf ka taagan yahay Dastuurka Qabyada ah ee la filayo in bisha soo socota ay ansixiyaan Odoyaasha Dhaqanka ee ku shirsan Magaalada Muqdisho kuwaas oo tiradoodu gaareyso 135, waxayna iyana soo xuli doonaan 825 ergo kuwaasoo i yana si rasmi ah u ansixin doona Dastuurka 12 Luulyo ee foodda nagu soo haysa, [...]

FM-ta iyo Weriyaha yaa Muhiimsan

(HADAL AAN FIIRSI LOO ORAN IYO CAANO AAN FIIQSI LOO DHAMIN FEERAHEEY WAXYEELEEYAAN) Muqdisho ayaa noqotay goobta idaacadaha FM-ta ugu badan ka furan yihiin marka la fiiriyo dunida, taasina waxay dadka qaar ku macneeyeen in ay ka dambeyso iyadoo qof kasta uu doonayo in uu dhaqaale ka helo sidii doono ha u adeegsadee, waxaana haatan [...]

Shirka London: One Day Workshop

Nin Gurigiisa jiifay ayaa nin ay saaxiibo ku noqdeen arrimaha siyaasadda Taleefan u soo diray kadibna wuxuu ku yiri “Saaxiib ma ku soo gaartay Warqaddii Caasuumadda ee ka qaybgalka Siminaarka”. ninkii ayaa ugu jawaabey “Maya saaxiib ima soo gaarin, laakin waxaan ku weydiiyey muxuu yahay siminaarka”, wuxuu ugu jawaaby “Ma maqlin miyaa in Dowladda Ingiriiska [...]

Far iyo Suul State

Far iyo Suul State

Wax walba waxay ku wanaagsan yihiin in ay ahaadaan ama u wada shaqeeyaan si midnimo guud, taa haddii la waayana waxaa imaanaya tafaraaruq, baaba’ iyo is eedeyn, dhibaatadaasi midnimo la’aanta keentay waxay noqneysaa mid aan waligeed joogsan, Allah ayaa horey  noogu sheegay qur’aankiisa “Xarigayga qabsada idinkoo Wadajira, Tafaaraaruqana iska ilaaliya”, taasi dadka Soomaaliyeed waxaad moodaa [...]

Tacsi ku Wajahan Magacii Dowladnimo

Markay ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, waxaa durba bilowday magacyo horey ay ka raacsan tahay ‘S’ oo ah magacyo u taagnaa ururo siyaasadeed, waxaana magacyadaasi ay galaafteen kumaan kun oo Somaali ah, kadib markii dadkii magacyadaasi sameeyey ay labo labo isku qabsadeen iyadoo mid waliba uu isagu isku haysto midka saxda ah. Maanta [...]

Page 1 of 41234

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone