Al Shabaab kahor baan Muslim ahayn

Hadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif.

Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto.  Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood oo ay ka mid yihiin Is qarxinta, Al Shabaab, Wadaadada Soomaaliyeed iyo Soomaalida kale.

Xogta: ALSHAHID

2 Responses to Al Shabaab kahor baan Muslim ahayn

  1. Abuukar fanax March 21, 2012 at 6:10 am

    Qaraxdoon waa Qabridoon wlhi ninkii isqarxiya bey cadaabtu dhibeysa marka hore 1waa maxay shabab qarax? Waa su,aal 2 waa maxay dowlad iyo sharaf waa su,aal

    Reply
  2. Jabril maxamed jabril July 2, 2012 at 3:36 pm

    Hadaba isqarxisku liisku qarxina dad islam eh jana laguma galayo wayoo soomaliya wa wada muslimin 100%100

    Reply

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone